Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Baadhitaano Ay Ka Sameeyeen Dhalinyaradii Reer Somaliland Ee Diyaaraddu Sida Arxan Darrada Ah Ugu Duqaysay Xeebaha Dalka Yamen

0
1274

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland ayaa ka hadashay dhalinyaradii Reer Somaliland ee diyaaraddu sida arxan darada ah ugu duqaysay xeebaha Dalka Yamen,waxaana ay soo bandhigeen tirada dadka ku dhintay,kuwa ku dhaawacmay iyo kuwa lahayo ee ku jira xabsiyada dalka.

Waxaana arrinkan ka hadlay wasiir ku xigeenka arrimaha dibada mudane Kayse isaga oo sheegay in ay ku hawlan yihiin sidii ay usoo gabagabayn lahaayeen arrinka muragada badan dhalisay,waxaana uu ka dhawaajiyey in ilaa hadda aan dhalinyaradii diyaaraddu duqaysay aan la aasin ee ay ku jiraan talaagadaha cusbitaalada dalka Yamen,waxaana uu fariin u direy waalidiinta ubadkaasi dhalay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here