Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Booqday Abwaan Laabsaalax oo Qaliin lagu sameeyay Kana hadlay Abwaan...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta ku booqday Cisbitaalka Gargaar Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo Qalliin...

Shirkadda Kenya Airways oo billowday duullimaad ay toos ugu tageyso Muqdisho

0
Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa maanta billowday adeegga duullimaadka ee toos isugu xiraya magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho, in kastoo horay ay dib ugu...

Ciyaariyaanada Gabiley Uga Qayb Galaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo Xaflad sabootina loo qabtay

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Maamulka Gbobolka Gabiley ayaa Ciyaariyaanada Gabiley Uga Qayb Galaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo Xaflad sabootina ugu qabtay magaalada Gabiley.               Halkan hoose ka...

Daawo Muuqaal: Ergayga Jaamacadda Carabta Ee Somaliya Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Maanta Hargeysa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta u qaabilsan arimaha Somaliland iyo Somaliya iyo wefti uu hogaaminayo, ayaa maanta soo...

Buuhoodle: Guddiga Dhismaha Masaajidka Shangale Oo Fariin U Diray Bulshadda

0
Buuhoodle (HP): Deegaanka Shangale oo shan kiiloo mitir u jira degmadda Buuhoodle ayaa bilaabay dhismaha masaajid ay ku cibaadaystaan bulshadda halkaas ku nool. Iyagoo hada...

Xafladii Daah Furka Diiwaangalinta Gobolka Sool Oo Lagu Qabtay Magaalada Laascaanood Iyo Wakhtiga Ay...

0
laascanood, (HargeisaPress) —Waxaa maanta Hotel xamdi ee Magaalada Laascanood lagu qabtey xaflada daahfurka diwaangalinta codbixiyayaasha ee Gobalka Sool oo malinta Salaasada ah oo ku...

Xaalada Xisbiga UCID Oo Maraysa Meeshii Ugu Adkayd

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo mudooyinkii u danbeeyey uu ka taagnaa khilaaf xoogan ayaa waxa uu wakhti xaadirkan marayaa marxaladii ugu...

Shaqaalaha Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga oo Lagu Abaal mariyey Shaqo wanaagii ay sameeyeen

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga oo uu Weheliyo Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada iyo Gudoomiye ku xigeenka hay’adda Maamul wanaaga ayaa ka qayb galay xaflad ay...

Daawo Muuqaal: Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibada oo Loo Furay Tababar Noociisu ku Cusub yahay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada ayaa Waxa uu Maanta u furay Shaqaalaha Wasaaraddaasi Tababar Kor loogu qaadayo Xirfadooda Shaqo.

Daawo: Qurbajoog hablo ah oo reer burco ah oo deeq lacag ah Soo gaadhsiisay...

0
Burco, (HargeisaPress) —Qurbajoog hablo ah oo reer burco ah oo deeq lacaha goo gaadhsiisay cusbitaalka maandheeye               Halkan ka daawo muuqaalka    https://youtu.be/s01tYZdL0dI     Wariye sakariye cabdiraxmaan ibraahin HargeisaPress News Desk...