Nuxurka Khudbad Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Uu U Jeediyey Dadweyne Uu la tukaday Salaadii...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Daawo Nuxurka Khudbad Uu Cabdiraxmaan Saylici U Jeediyey Dadweyne Uu la tukaday Salaadii Ciida https://youtu.be/czpnx6T6SE0

Nuxurka Khudbadii Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Uu U Jeediyey Dadweyne Uu la tukaday Salaadii...

0
Borama , (HargeisaPress) —Nuxurka Khudbadii Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed Uu U Jeediyey Dadweyne Uu la tukaday Salaadii Ciida https://youtu.be/1oO-GBtg0iY DAAWO SAWIRRADA

Farriinta Madaxweynaha Somaliland Ee Munaasibadda Ciidul-fidriga

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda ciidal-fidriga ee sanadka...

War-saxaafadeed: Tirada Maxaabiis Uu Madaxweynaha Somaliland Cafis U Fidiyey Maanta

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Munaasibadda Ciidal-fidriga awgeed Cafis u fidiyey Maxaabiis Tiradoodu dhan tahay 511, kuwaasi oo ku...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo soo Xidhay Tartankii Kubada Cagta Ee Hargeysa Stadium

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo soo Xidhay Tartankii Kubada Cagta Ee Hargeysa Stadium, Daawo https://youtu.be/7z8YqATMzng

Nuxurka War Murtiyeed Ka Soo Baxay Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Ururada Bulshada Rayidka Ah...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Kulankii ballaadhnaa ee ay isugu yimaaddeen Bulshada Rayidka ah ee Somaliland oo ay soo abaabushay kana soo shaqaysay dalladda Jilayaasha Ururrada...

Dawladda Somaliland Oo Aqbashay Dedaalka Nabadeed Ee Qaramada Midoobay Iyo Wadamada IGAD & Puntland...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Dawladda Somaliland ayaa la sheegay inay ogolaatay dedaal ay dalalka IGAD iyo Qaramada Midoobay ku doonayaan in xabad joojin la dhex...

Saamaynta Duufaantii Sagar ee Dalka ka dhacday

0
Saamayntii Duufaantii SAGAR Fadlan Muwaadin Baahi Video Gurmadka qaybka noqo Dalka dhib badan ayaa ka dhacday xoolo iyo dadba waa ku dhamaadeen,Duufaantii dalka ka dhacday qoysas...

Puntland Oo Diiddan Waan-waan Nabadeed Oo Beesha Caalamku Ka Dhex Waddo Somaliland

0
Boosaaso , (HargeisaPress) —Maamul-gobolleedka Puntland, ayaa diiddan Waan-waan Nabadeed oo Beesha Caalamku doonayso inay ku dhamayso Colaadda u dhexeysa Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo...

Idaacaddii Qaranka Oo Muddo Bil Ka Badan Hawada Ka Maqan Iyo Mooganaanta Xukuumadda

0
Idaacadaha Ama Radio-Gu Waa Aaladda Ugu Fiican Uguna Fudud Ee Bulshada Qof Kasta Oo Kamid Ahi Kala Socon Karo Wararka Ku Saabsan Xaaladaha Ka...