Ma Run Baa In Madaxweyne Biixi Isbedel Ku Samaynayo Golihiisa Wasiirada?

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Warar lagu baahinayo baraha ay bulshadu ku xidhiidho ayaa sheegaya in laga yaabo in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu dhawaan isku...

Maxay Tahay Xaqiiqada Dhabta ah ee Taala Magaalada Jigjiga Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia.

0
Waxaan Qalinka U Qaatay Inaan Sawir Kagaga Bixiyo Muuqaalkii aan ka Aaminsanaa Magaalada jigjiga Wakhtigii hore iyo Sawirka aan ka qaatay xaqiiqada taala wakhtigan. Waxay...

Nuxurka Khudbad Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Uu U Jeediyey Dadweyne Uu la tukaday Salaadii...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Daawo Nuxurka Khudbad Uu Cabdiraxmaan Saylici U Jeediyey Dadweyne Uu la tukaday Salaadii Ciida https://youtu.be/czpnx6T6SE0

Nuxurka Khudbadii Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Uu U Jeediyey Dadweyne Uu la tukaday Salaadii...

0
Borama , (HargeisaPress) —Nuxurka Khudbadii Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed Uu U Jeediyey Dadweyne Uu la tukaday Salaadii Ciida https://youtu.be/1oO-GBtg0iY DAAWO SAWIRRADA

Farriinta Madaxweynaha Somaliland Ee Munaasibadda Ciidul-fidriga

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda ciidal-fidriga ee sanadka...

War-saxaafadeed: Tirada Maxaabiis Uu Madaxweynaha Somaliland Cafis U Fidiyey Maanta

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Munaasibadda Ciidal-fidriga awgeed Cafis u fidiyey Maxaabiis Tiradoodu dhan tahay 511, kuwaasi oo ku...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo soo Xidhay Tartankii Kubada Cagta Ee Hargeysa Stadium

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo soo Xidhay Tartankii Kubada Cagta Ee Hargeysa Stadium, Daawo https://youtu.be/7z8YqATMzng

Nuxurka War Murtiyeed Ka Soo Baxay Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Ururada Bulshada Rayidka Ah...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Kulankii ballaadhnaa ee ay isugu yimaaddeen Bulshada Rayidka ah ee Somaliland oo ay soo abaabushay kana soo shaqaysay dalladda Jilayaasha Ururrada...

Dawladda Somaliland Oo Aqbashay Dedaalka Nabadeed Ee Qaramada Midoobay Iyo Wadamada IGAD & Puntland...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Dawladda Somaliland ayaa la sheegay inay ogolaatay dedaal ay dalalka IGAD iyo Qaramada Midoobay ku doonayaan in xabad joojin la dhex...

Saamaynta Duufaantii Sagar ee Dalka ka dhacday

0
Saamayntii Duufaantii SAGAR Fadlan Muwaadin Baahi Video Gurmadka qaybka noqo Dalka dhib badan ayaa ka dhacday xoolo iyo dadba waa ku dhamaadeen,Duufaantii dalka ka dhacday qoysas...