Madaxweynaha Dalka Djibouti Oo Ka Qayb Galay Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Xubnaha Xisbiga RPP...

0
Djibouti,(HargeisaPress)- Madaxwaynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo raysalwasaraha Djibouti ayaa a qaybgalay kulan wadatashi oo mudo laba cisho ah usocday Xisbiga talada Haya...

Shirka Womenintech2018 ee Somaliland ka qabsoomay waxaa furay Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta Somaliland

0
Hargeisa - Munaasabad loogu magac daray Womenintechweek2018 ayaa caawa Hargeisa ka qabsoontay, waa munaasabad ka mid ahayd mid dunnida oo dhan caawa ka wada qabsoontay oo ay...

Sheekh Dirir: Maalin walba Wax Uskagaysan ma Horistaagi Karayne, aynu Shareecada Ilaahay isku Xukunkeeda...

0
“Nimankii sameeyey xeerkan waxay ku bilaabeen in xeerku waafaqsan yahay shareecada islaamka, mana waafaqsana, oo Ilaahay bay ka been-abuurteen. Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir. Hargeysa,...

DAAWO: Sheekh Aadan-Siira Muxuu Ka Yidhi Xeerka Kufsiga?

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Sheekh Aadansiira oo kamida Culimada Waawayn ee somaliland ayaa Khudbadii Jimcaha ee maanta kaga  hadlay xeerka kufsiga iyo sida loogu kala...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Xeerarka Hagayaasha Iyo Siyaasadda Ee Lagu Dhaqi...

0
“Waxaynu Ku Soo Wada Shaqaynaynay  Wasaaraddaha Iyo Hay’addaha Kala Duwan Ee Qaranka Somaliland Loogu Shaqaynaayey Male Iyo Odayeyn Maanta Waxaynu U Wada Joogna Iyada...

Xulka Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Ku Guuleystey Tartankii Koobka Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Xulka dawladda Hoose ee magaaladda Hargeysa ayaa ku guuleystey tartankii kooxaha heerka koowaad, labaad iyo saddexaad ee koobka xidhiidhka kubadda cagta...

Maayarka Gabiley Oo Shaaciyay In Ilduuf Ku Dhacay Gobolka Kuna Waayeen Xaqiisii Iyo Aragtida...

0
GABILEY , (HargeisaPress) – Maayarka Magalada Gabiley Maxamed Cumar Cabdi ayaa goob fagaare ah ka kaga dhawaaqay in gobolka gabiley uu ku dhacay ilduuf...

Jaamacada ADMAS Oo Xaflad Uqabatay Ardayda Sanadka Dhamaysatay Dugsiyada Sare + SAWIRRO.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Jaamacada Admas ayaa habeenkii xalay ahaa uqabatay ardayda sanadkan ka baxday dugsiyada sare ee dalka xaflad soo dhawayn iyo iskugu jirtay...

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Ballanqaaday Ku Dhaqanka Talooyin lagu Hagaajinayo Garsoorka dalka.

0
“Waxaan ballanqaadayna hay’ad Garsoor ahaan, inaan hirgelino, dhamaan arrimaha naloo soo jeediyey. Aduunka wax dhamaytiran ma jiro..” Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Prof Adan X Cali. Hargeysa,...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Si Adag Uga Hadley Safarka Uu Madaxweynaha Maamulka Garoowe Ku...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulamo maalmihii ugu danbeeyey magaalada Hargeysa ku dhex...