Maayarka Gabiley Oo Shaaciyay In Ilduuf Ku Dhacay Gobolka Kuna Waayeen Xaqiisii Iyo Aragtida Ay Shacabku Ka Bixiyeen.

0
1332

GABILEY , (HargeisaPress) – Maayarka Magalada Gabiley Maxamed Cumar Cabdi ayaa goob fagaare ah ka kaga dhawaaqay in gobolka gabiley uu ku dhacay ilduuf siyaasadeed kaasi oo ay gobol ahaan ku waayeen Wixii ay xaqa U lahaayeen,

Hadalka kasoo yeedhay maayarka ayaa waxaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay shacabka ku dhaqan Magaalada Gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY