Soomaaliya oo Shaacisay Inay Somaliland Gaadhsiisay $12.7 Milyan

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra'iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed, ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ku sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Cirro oo Dalbaday Arin Ku Saabsan Dabkii Suuqa Waaheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xisbiga WADDANI, ayaa soojeediyay in gacmaha laysku qabsado taakulaynta dadka ku hanti waayay suuqa Hargeysa, isaga oo ku baaqay in...
Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha Somaliland oo Baaq Caalami Ah Soo Saaray

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu Soo Saaray Baaq caalami ah oo ku aadan khasaarihii uu sababay Dabkii ka...

Madaxda Caalamka oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Dabkii Suuqa Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxda kala duwan ee dalalka caalamka, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Dabkii ka kacay suuqa ugu weyn magaalada Hargeysa...

Dowladda Ingiriiska oo Ka Hadashay Dabkii Ka Kacay Suuqa Hargeysa

0
London (Hargeisa Press) – Ra’iisal Wasaaraha UK Boris Johnson, ayaa ka hadlay musiibada Dabka ee saameysay suuqii Hargeysa kaa soo dhaliyey khasaare maaliyadeed oo...

Faah-faahin Ka Soo Baxaysa Dabkii Ka Kacay Suuqa Waaheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Faah-faahino dheeraad ah, ayaa ka soo baxaysa Dabkii xoogganaa ee caawa ka kacay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa. Dabkan oo suuqa Waaheen...

DEG DEG: Dab Xoogan oo Ka Kacay Suuqa Waaheen Ee Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dab aad u xooggan ayaa ka kacay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, waxaanu dabku si xooggan ugu faafayaa qaybaha kale ee...

Shirkii Golaha Wasiirada oo Lagaga Hadlay Qodobo Xaasaasi Ah

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Fadhiga Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa warbixino Lagaga dhagaystay Wasiirka Wasaaradda Diinta...

Wasiir Ataash oo Xilkii Wasiirnimo Iska Casilay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Ataash, ayaa goor-dhawayd shaaciyey inuu si rasmi ah isaga Casilay...

Booliska Somaliland oo Ka Digay Arin Laga Faafiyay Nabad-gelyada Dalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyey warar been abuur iyo meel ka dhac ku ah amniga dalka oo ay...