Dowladda Canada oo Loogu Baaqay Taageerida Dib U Dhiska Suuqa Hargeysa
Ottawa (Hargeisa Press) – Baarlamaanka dalka Canada, ayaa soo jeediyey in la taageero hawlaha dib u dhiska suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa iyo caawinta...
Madaxweyne Biixi oo Shaaciyey Wixii Ay Ka Wadahadleen Farmaajo iyo Rooble
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka fal celiyay kaalinta dowladda federaalka Soomaaliya iyo ganacsatada Muqdisho ugu qeyb qaateen dadaalka...
Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Dalka
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, ayaa caawa kulan ballaadhan oo Afur ah, laguna daah-furayo wejiga koowaad qaadhaan ururinta masiibadii suuqa Waaheen...
Jaaliyadda Somaliland Ee Jabuuti oo Caawinaya Dadkii Ganacsigu Kaga Gubtay Suuqa Waaheen
Djibouti (Hargeisa Press) – Jaaliyadda Somaliland ee dalka Jabuuti, ayaa balanqaaday inay taageero weyn ka gaysan doonaan, dib u xoolaynta dadkii ku ganacsan jiray...
Biden oo Soo Xigtay Aayad Qur’aan Ah iyo Xadiiska Nabi Muxammad NNKH
Washington (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa soo xigtay Xadiis uu nabi Muxammad NNKH kaga hadlay is caawinta dadka Muslimiinta ah, isagoo...
Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo Koox Khubaro Ah U Soo Diray Qiimeynta Suuqa...
Hargeysa (Hargeisa Press) – Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo ka jawaabaya baaq ku aaddan masiibada Suuqa Waaheen, ayaa wefti culus oo ka kooban...
Somaliland oo Mowqif Cad Iska Taagtay Qorshe Ay Soomaaliya Qayb Ka Tahay
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay mawqif cad iska taagtay qorshe gurmad loogu samaynayay suuqa waaheen ee caasimadda Hargeysa oo shuf...
Madaxweyne Biixi oo Magacaabis Sameeyay
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Faarax u magacaabay wasiirka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland.
Cabdirisaaq Ibraahin...
Soomaaliya oo Shaacisay Inay Somaliland Gaadhsiisay $12.7 Milyan
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra'iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed, ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ku sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Cirro oo Dalbaday Arin Ku Saabsan Dabkii Suuqa Waaheen
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xisbiga WADDANI, ayaa soojeediyay in gacmaha laysku qabsado taakulaynta dadka ku hanti waayay suuqa Hargeysa, isaga oo ku baaqay in...