Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyay Inay Soo Saarayaan Jadwalka Doorashada

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in ay ku dhawaaqi doonaan jadwalka doorashooyinka kadib marka ay la tashiyo sameeyaan. Guddida oo shalay kulan wadatashi...

Mashaariico Laga Hirgaliyay Madaarka Hargeysa oo Xadhigga Laga Jaray

0
Hargeysa (HargeisaPress) Wasiirka Wasaarada horumarinta Maaliyadda Sacad Cali Shire iyo Mareeyaha hay,adda duulista iyo Madaarada Cumar Sayid Cabdilaahi ayaa shalay xadhiga ka jaray Mashaariico...
Shirkadda Dahabshiil

Shirkadda Dahabshiil oo Lacag Ugu Deeqday Dadkii Hantidu Kaga-Burburtay Suuqa Jigjiga

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa waxaa ay lacag ugu deeqday Ganacsatadii ku waxyeeloobay musiibaddii dabkii ka kacay Suuqa Taywan ee magaaladda Jigjiga...

Waxka Ogow Xildhibaannada Dalka Ingiriiska Ee U Ololaynaya Ictiraafka Somaliland

0
London (Hargeisa Press)- Sir Gavin Williamson oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Ingiriiska, ayaa saddex maalmood ka hor baarlamaanka dalkiisa hor geeyay sharci...

Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Dabkii Suuqa Jigjiga iyo Arrimaha Doorashooyinka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad ka jeediyay munaasibad uu ku dhagax-dhiggayay dib u dhiska Suuqii gubtay ee Waaheen...

Telefishanka AlJazeera: “Taiwan oo Somaliland Ku Garab Istaagtay Dagaalka Kooxaha Huwanta”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Warbixin lagu baahiyey telefishanka Al-Jazeera, ayaa lagu sheegay in dalka Taiwan uu Jamhuuriyada Somaliland ku garab taagan tahay dagaalka ay kula...

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo Shaacisay Fursaddo Muhiim Ah

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, ayaa baahisay fursado muhiim ah oo ku waajahan hablaha danaynaya inay qaataan xirfadda tababarka macalinimada. Sida lagu...

Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Sare Ee Faransiiska oo Booqasho Ku-Yimi Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimada dalka Somaliland si weyn loogu soo dhaweeyay Xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee dalka Faransiiska. Xildhibaankan...

Soomaaliya oo Lagu Xukumay Malaayiin Lacag Ah

0
Nairobi (Hargeisa Press)- Sarkaal ka tirsan Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay lacag malaayiin ah oo maxkamad ku taal dalka Kenya ay ku...

Kalluumeysato 21 Maalmood Lagu La’yahay Badda Magaalada Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha gobolka Saaxil Cali Cabdi Cabdillaahi (Cali Case), ayaa sheegay in la laayahay meel ay jaan iyo cidhib dhigeen 3 nin...