EUCAP oo Somaliland ka taageeraysa dadaalada lagu sugayo amniga badaha
Berbera (Hargeisa Press)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Hurre Xaariye, ayaa kulan ballaadhan la qaatay wefti ka socday Hay’adda Tayaynta...
Xukuumadda Somaliland maxay ka tidhi Dagaalkii ka dhacay Buqdharkayn iyo Yeyle?
Hargeysa–Maleeshiyaad hubaysan oo ku ab-tirsada kooxaha la baxay Khaatumo ayaa weerar kusoo qaaday dad shacab ah oo baraagahooda ka dhaansanaya deegaanka Buqdharkayn, iyagoo u...
“Maqalka iyo Aragga” The Definition of listening.
Hargeysa– Maqalka iyo aragga waa labada halbawle ee biniaadanka ku hago nolosha, Marka la eego Quraanka, Allah mar kasta oo uu xuso dareenadan, wuxuu...
Wasaaradda Caddaaladda oo qorsheynaysa barnaamij kale oo muhiim u ah maxaabiista xabsiyada ku jira.
Hargeysa (HargeisaPress)– Wasiirka wasaaradda Caddaaladda JSL Yoonis Axmed Yoonis oo ka hadlay munaasibad lagu daahfuray siyaasadda manhajka waxbarashada ee maxaabiista, oo wasaaradiisu soo qabanqaabisay,...
Somallando oo Jawaab Adag ba Bixisay Hadal ka soo Yeeshay Maamulka Puntland
Hargeysa(HargeisaPress) - Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland oo dagaalka gudihiisa ka socda ee u...
Hal albaab ha ka wadagelina!
Qisada Nebi Yuusuf CS waxa ku duugan murti iyo xikmado dhinac kasta oo nolosha ah taabanaya, kuwaas oo Ilaahay SWT ugu talogalay in aynu...
Madaxweynaha Somaliland iyo Hoggaanka Xisbiga Kulmiye Maxay ka Wadahadleen?
Hargeysa (HargeisaPress):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Hoggaanka sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee...
Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Masuuliyiin ka socda Mashruuca SomReP...
Hargeysa,(HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Marwo Kaltun Sh. Xasan Cabdi, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud, Md. Maxamed Siciid Maxamuud, ayaa maanta xafiiskeeda...
“Qaramaynta Ciidamada madaniga ahi waa Guul kale oo uu ku suntan yahay Madaxweyne Ciro.”...
Hargeysa – Ciidamada Madanigu waxay ahaayeen ciidamo dhismaayey Muddo laga joogo laba sanadood ku dhawaad Iminka.
Waxaanay ahaayeen ciidamo ay keeneen duruufo siyaasadeed oo la...
Falanqeyn | Booqashada Abiy Axmed ee Muqdisho: Ma Diblomaasiyad Isu-Dheelitiran baa mise Waa Ka...
Booqashadii dhawaan uu Raiisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ku tagay Muqdisho waxay mar kale dhalisay hadal-hayn la xiriirta mowqifka Itoobiya ee Somaliland. Iyadoo heshiiskii...