Taageero Buuxda ayaanu u Haynaa Shirka Beelaha Samaroon ee Xidhibaan Mahdi gees ku baaqay...
Anigaoo ah Basher Jamac Nux waxaan halkan aan hanbalyo uga diraaya Xidhibaan Mahdi gees oo ka dhawaajiyey arin mudo badan ba iga dhex guuxaayey...
Waxaa wax lala yaabo ah masuuliyiinta loo diray colaada ka jirta waqooyiga magaalada Burco...
Waxaan leeyahay masuuliyiinta dadka runta u sheega oo xaqiiqada ha loo sheego imika wasiirku waxa uu sheegay in ayna laba beelood meesha isku haysan...
Somaliland: Qaran ka Arradan Wax-soosaarka Beeraha By: C/qaadir Askar
Ummadi waxay waxku noqotaa wax soo saarka wadankeed Hadaba wadankeen Somaliland waa wadan dhulkiisu dihanyahay hadii ay noqonlahayd macdanta ku duugan Aan udaadago dulucda...
Saxaafadda Somaliland: Tab Iyo Xeelad Badan, Xirfid iyo Aqoon Yar !! W/Q...
Salaamu laahi caleykum In Muddo ah ba waxaan u guur galayey xaaladda guud iyo ta dahsoon ee saxaafadda maxaliga ah ee somaliland, taasna waxaa...
Wasiirka Maaliyada C/casiis Samaale Ma Ka CunsriyadBaa Mise Maba’oga Dulmiga Lagu Hayo Shaqaalihiisa
Maqaalkan kooban oo aan kaga hadlayo dhacdooyin ku cusub wasaarada maaliyad Somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay mudane Cabdi casiis samaale oo lagu tiriyo...
QORAALADA BEEN ABUURKA AH IYO QARDO-JEEXA TEBIYAHA,LABA AAN I WADA QABAN!! W/Q:Sacad Maxamuud (Gadhle)
Waa qalin sugan,oo si sax ah farta ugu fiiqi doona qoraalo habowsan,oo xaqiiqada ka fog,marar badana qas iyo jahawareer galiya wararka ay hamuunta u...
Hambalyo Meher Wacan: Kayse C/laahi Iyo Khadra Sh. Cali + SAWIRRO
Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid...
Haddii ay dagaal tahay Hub dhacaaya baan ahay; Nabaddana hadh baan ahay. faysal cumar...
Ciid mubaarak, waxa aan ka hadlayaa arin ay xukumadu dadka ku jaha wareerinayaan, waxaynu ogayn In dagaalo ka dhex oognayeen masuuliyiin madaxweynuhu wada magacaabay...
Hambalyo Meher Wacan: Bashiir Cabdi Iyo Marwadiisa Raxma Xaaji + SAWIRRO
Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), Barkhad Mohamoud Kaariye, Siciid Axmed Siciid (Gufaaco), C/wahaab Aw Daahir Khaliif, C/risaaq Aw Daahir Khaliif (Guray),...
Sidee ayaanu u Aamini Karnaa In Shirkad Macaash Doon ah Lagu Wareejiyo Adeegyo...
Waxa dhawaan la shaaciyay war naxdin leh oo hoos u dhigaya kalsoonidii lagu qabay haybadda dawladnimadda, taasi oo ah in shirkad gaar loo leeyahay...