Mareykanka iyo Yurub oo Qarka U Saaran Dagaal Ganacsi
Wahigton (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta sheegay in go’aanka Ururka Ganacsiga Adduunka uu Mareykanka ugu ogolaaday inuu cashuur dheeri ah saaro...
Golaha Wakiilada Somaliland oo 14 Jirsaday
Saddex caano maal ka hor oo ku taariikhaysan 29.09.2019; golaha wakiikada waxa u buuxsamay sanadkii 14aad. Mudadii sidada sharciga ah la doortay waxa laba...
Nin Mindi Ku Hubeysan oo Askar Ku Laayay Magaalada Paris
Paris (Hargeisa Press)- Nin mindi ku hubaysan ayaa waxaa xarunta booliiska magaalada Paris, ee dalka faransiiska ku dilay 4 askari.
Qofka weerarka fuliyay oo la...
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadlay Khilaafkii Dugsiyadda iyo Baadhitaanka Hantidhawrka
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka wasaarada Waxbarashada Somaliland Cismaan Jaamac Aadan ayaa kulan daba socday xalinta khilaafka u dhexeeya Wasaaradiisa iyo dugsiyada gaarka loo...
Mashruuc Biyo Balaadhin Loogu Samaynayo Berbera Oo La Bilaabay
Berbera (Hargeisa Press.com): Wasaaradda horumarinta Biyaha Somaliland ayaa magaalada Berbera ka bilaabay mashruuc Biyo ballaadhin ah oo uu dhawaan dhagax dhigay madaxweynaha Somaliland Muuse...
Xoghayihii Hore Dawlada Hoose Ee Hargeysa oo Falaanqeeyay Micnaha Ay Samaynayaan Hadaladii Gudoomiye Faysal...
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xoghayihii hore ee dawlada Hoose Hargeysa Cali Xasan Cawaale (Cali Nageeye), ayaa si qotodheer u falaanqeeyay hadaladii dhaliilaha ahaa ee ay...
SAWIRRO: 645 Arday oo Ka Qalinjabiyay Kulliyadaha Kala Duwan Ee Jaamacadda ALPHA
Hargeisa (Hargeisa Press)- Jaamacadda Alpha oo ka mid ah Jaamacadaha Somaliland ayaa waxa ay maanta munaasibad balaadhan oo qalin jebin ah u qabatay 645...
Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo Go’aano Xasaasi Ah Kaga Dhawaaqay Muqdisho
Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Shir jraa’id oo wada jir ah ku...
Guddiga Qandaraasyadda Oo Shaaciyay Tartan Loo Gelayo Lix Mashruuc
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddiga qandaraasyadda qaranka Somaliland ayaa maanta daah-furay tartan loo gelayo lix mashruuc oo laga fulin doono qaar ka mida goboladda dalka.
Waxaana...
Sannad Kadib Dhimashadii Jamal Khashoggi oo La Xusay
Istanbul (Hargeisa Press) – Sannad kadib markii weriye Jamaal Khashoggi lagu dilay qunsuliyada Sucuudigu uu ku leeyahay Istanbul oo maanta hal sano laga joogo...