Siyasi Ismaaciil Yare oo Tacsi u diray Marxuum Ahmed Yasin Haji Abdilahi Abusite

0
Istanbul- Siyaasi Ismail Adan Cismaan (Ismail yare), ayaa dhambaal Tacsiya u dirayaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Ahmed Yasin Haji Abdilahi Abusite oo...

“Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana...

0
“Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana ha baryo waa ceeb,” ayuu yidhi Jimaale oo ah wiil...

SOMALILAND WAXA AY U BAAHAN TAHAY SHARCI IYO QORSHE AY KU WAAJAHDO WADAHADALKA SOMALIA!!

0
Somaliland sida taariikhda ku xusan waxa dadkeeda ku badan jibada iyo caadifada , waana sababtii dawladninadii aynu helnay 1960kii aynu jarka uga tuurnay ee...

MIISAANIYADDA QARANKU WAA IN AY BAAHIDA DALKA KA TURJUMAYSAA

0
MIISAANIYADDA QARANKU WAA IN AY BAAHIDA DALKA KA TURJUMAYSAA , QAABKA LOO SOO SAARO IYO SIDA LOO WADAAGAANA SAX MAAHA OO 28KAA SANADOOD WAA ISKU...

XILKU WAA AMMAANO ALLE KUGU EEGAYO SIDAAD KA YEESHO UMMADDA AAD XUKUMAYSO

0
Xilku waa ammaano Alle ku gallado adoomadiisa qaar ka mida,waa imtixaanka ugu adag ee Allle Aadamaha ka qaado,dhanka kale xilku waxuu ka mid yahay...

Magaaladani waa KIGALI, caasimada dalka Rwanda. 1994 waxaa ka dhacay dagaal sokeeye oo ilaa...

0
Maanta waa dembi xadhig ah inaad sheegatid labaddaa bulsho. Dadka ku nool Rwanda waa Rwandan. Wax kale ma jiraan. Dalka deriska ay yihiin, Burundi, waxaa...

Hargaysa: Shirkadaha Dhiig Miiratada Ah Iyo Dawlada Oo U Shuraakoobey Shacabka.

0
Shirkadaha ka shaqeeya laydhka iyo kuwa isgaadhsiinta ayaa cashuur ay saartay dawlada Somaliland isku dhaafiyay shacabka oo markii horaba la tacaalayay lacag xad dhaaf...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta oo Berbera ka furay kulan lagu soo bandhigayay waxyaabihii...

0
Berbera, (HargeisaPress)—Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ayaa Magaalada Berbera ka furay kulan socon doona Mudo 2 cisho oo lagu soo bandhigayay...

Axmed Cabdi Dheere iyo Maxamuud Xaashi Keebaa Ku Haboon Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye?

0
Maalmahan waxa doodeedu taagnayd musharaxnimada hogaaminta Xisbiga Kulmiye, Madaxweyne Muuse dabadii, iyadoo isla markaasina ay rag badan oo kamida xisbigu u hanqal-taagayaan isla markaasina...

Sool: Maamulka Cusub Ee Degmadda Kalabaydh Oo Xilalka La Wareegay

0
Kalabaydh (HP): Xoghayaha fulinta ee gobolka Sool Ibraahim Jaamac Cabdi, ayaa isagoo fulinaya amarka badhasaabka gobolka Sool  ayaa maanta xilalaka u kala wareejiyay maamulkii...