Siyasi Ismaaciil Yare oo Tacsi u diray Marxuum Ahmed Yasin Haji Abdilahi Abusite

0
814

Istanbul- Siyaasi Ismail Adan Cismaan (Ismail yare), ayaa dhambaal Tacsiya u dirayaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Ahmed Yasin Haji Abdilahi Abusite oo maanta Aas Qaran loogu sameeyay Magaalada Hargeysa,

Waxaanu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

Inaa Lilaah Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here