Ma Maanta oo La Ina Leeyahay Somaliland iyo Soomaaliya Ayaa Is-dhexgal Ku Heshiiyay Ayaan...

0
Waxa wax lala yaabo ah in si fudud loo yidhaahdo masiir umadeed ayaa khalad madbici ahi gallay ( Typing error ) oo umada hadalka...

Xukuumadda oo Jawaab Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Xisbiga Waddani

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha iyo arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Somalilnad Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay...

ROODA AXMED: Beentu waa calaamadaha MUNAAFAQA, oo hoygiisu yahay NAAR

0
salaan ka dib, waxaan aad ula yaabay muuqaal gabadh la yidhaahdo Rooda Axmed Yaasiin (sheegata xil aanay ummada iyo xisbiga UCID u hayn) iyo...

UK: Wax Ka Baro Saamaynta Ka Bixitaanka EU-du Yeelanayo.

0
LONDON— Goor dhaw oo xagayaga, dalka ingiriiska, laba saacadood ku siman (11:00 PM) boqortooyada midawday ee Britain waxay ka baxayaan midawgii ay kula jireen...

Hambalyo Meher: Ismail Ali Ahmed iyo Hoodo Mahamed Diiriye + SAWIRRO

0
HargeisaPress —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax...

Meherkii Qarniga: Aadan Jaamac Oogle iyo Barwaaqo Maxamed Xasan + SAWIRRO

0
HargeisaPress—Cismaan Saleebaan Jaamac( Before And Next Mayor Las,Anod) Cabdimaalik Axmed Maxamed(Abwaan Qiiro Jacayl) Maxamuud Cabdiraxmaan Caraale(Tuumbo) Axmed-qani Xirsi Xasan(Faras) Cabdiqani Ismaaciil Goox Caaqil Naaleeye Cawed Xirsi Jaamac Cabdiraxmaan Caraale(Ceegaag-jabuuta) Cabdi-Khadar Cali...

Midhaha Diinta: Maxaa Lagu Qaabilayaa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan? Sheekh Mustafe X. Ismaaciil

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Sheekh Mustafe Xaaji ISmaaciil Haarun ayaa si faahfaahsan uga hadlay sida ugu haboon ee loo qaabili karo Bishan Barakaysan ee Ramadan...

BERBERA & KUXIGEENADA MAXAA ISDABA DHIGAY !!!!!!!!!!! Qalinkii A A Mohamed

0
WXAAAN SI KOOBAN HALKAN QORAAL GAABAN UGU MUUJINAYAA 7-KUXIGEEN OO BERBERA KASOO JEEDA OO QAARNA HADA KAHAYAAN XILAL QAARNA AY SOO MAREEN WAANA SHEEKO...

Somaliland: 174 Qof oo ku dhintay Shil Gaadhi tobankii bilood ee sanadkan

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Somaliland waxa ay kamid tahay wadamada Shilalka gaadiidku  dhibaatada  joogtada ah ku hayaan bulshada. Sanadka waxa ka dhaca Boqolaal Shil gaadiid oo...

Yaasmiin Cabdi Faarax: 21 Ku guulaysatay inay noqoto Duuliye Sare oo la Waraystay

0
Mugdisho — Gabadh Soomaaliyeed oo da’deedu 21 jir tahay, ayaa ku guulaysatay inay ka mid noqoto Dadka hawada sare sida joogtada ah u mara,...