Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo qaabiley Ganacsato ka socda dalka Taiwan

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti...

Maxay ka wadahadleen Guddida doorashooyinka iyo Ururrada bulshada rayidku?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland iyo Dallada ururrada bulshada rayidka ah ee Sonsaf, ayaa maanta wada yeeshay kulan laba geesood ah. Dallada ururrada...

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Xilliga Uu Dhamaystirmayo Heshiiskii Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay shaacisay xilliga rasmiga ah ee uu dhamaystirmayo Heshiiskii isfahan ee dhexmaray dowladaha Somaliland iyo Itoobiya. Wasiirka Wasaaradda...

Falsafada Doodda iyo Muranka joogtada ah Qallinkii: Ahmedyasin Sh Cumar Ahmed Fure

0
Xiskiyo iyo maanku waa ehel is garabsada waxayna isu kaashadaan si cilmiyaysan la dagaalanka dhibka iyo xumaha ee lasoo darsa shakhsiga damiirka wanaagsan si...

Guddoomiyaha Wargeyska Xayyiran Ee Haatuf Oo Soo Faqay Musuq-maasuqa Uu Ku Kacay Wasiirka Macdanta...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Wargeyska Xayyiran mudada saddexda Sano ah ee Haatuf Mujaahid Yusuf Cabdi Gaboobe ayaa soo faqay musuq-maasuqa uu ku kacay wasiirka...

Gabiley: Waxqabadka 100-kii Cisho ee xukuumadda Cirro

0
Gabiley,(HargeisaPress)– Gudoomiyaha gobolka Gabiley Mohamed Abdilaahi Bookh Ayaa soo bandhigtay waxqabadkii u suurto galay 100-kii maalmood ee ay xukunka hayay ee Xukuumadda uu garwadeenka...

Madaxweynaha la doortay ee Somaliland oo la kulmay diblomaasiyiinta safaaradda Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa waxaa uu maanta qaabiley diblomaasiyiin iyo saraakiil ka socda dowladda Itoobiya. Madaxweynaha...

Siyaasiyiinta Koonfurtu Hargeysi Miisaan Ma U Yeeli Karaan Xisbiga Waddani; Maxaa Faa’ido U Ah...

0
Shaley waxa aan faaqiday tamarta ay ku biirrin karaan is-bahaysigu Waddani. Sida aan uga hadlay waxa bar bilow u ahaa taariikhdooda, xilliga kala guurka,...

Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo shaaciyay tirada Ardayda u fadhiisatay Imtixaanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka, Daa’uud Axmed Faarax, ayaa ka hadlay furitaanka Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee dugsiyada sare iyo kuwa hoose/dhexe oo...

Donald Trump oo ka badbaaday isku daygii dil ee labaad

0
Florida (Hargeisa Press)- Madaxwaynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay in uu "badqabo oo uu wanaagsan yahay" ka dib markii uu ka badbaaday...