Hambalyo Meher: Ismail Ali Ahmed iyo Hoodo Mahamed Diiriye + SAWIRRO

0
1581

HargeisaPress —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Ismail Ali Ahmed iyo Marwadiisa Hoodo Mahamed Diiriye  oo meherkoodu ka qabsoomay Magaaladda Hargeysa 23/06/2016. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

meh

mjj

mee

meher

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here