Hambalyo Meher: Mawliid Caabi iyo Shamis Mahamed+ SAWIRRO

0
HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq...

Qiso Xanuun Baddan: Ciidamada Booliska Tog-Wajaale oo si Arxandaro ah u ugaraaceen haweeynay

0
Ciidamada Booliska Tog-Wajaale oo dhamaantood laga Soo Qaadey Saldhigii Booliska Degmadaasi iyo Isweydiinta Ka Taagan Talaabaddani Xal ma unoqoneysaa Dhacdadii Isbarkaneyd ee Dilkii Marxuumkii...

Waxaan Dareenkayga Ku Cabirayaa Muuqaalkan Aniga oo Kaga Dareen Celinaya Qadiyada Ictiraafka Somaliland Halkay...

0
HargeisaPress — Waxaan Maanta Dareenkayga Ku Cabirayaa Videogan Aan Idiin Soo Diyaariayay Aniga oo Kaga Dareen Celinaya Qadiyada Ictiraafka Somaliland Halkay Ku Danbaysay ??...

Hawl-wadeenada Caafimaadka Somaliland oo Tacsi u diraya Wasiirka caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed...

0
Agaasimaha Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa Dr,Axmed X Cumar Askar, Ku Simaha Agaasimaha Cisbitaalka Dr C/Laahi Xasan Taywan,Maamulaha Cisbitaalka Guud  Ee Hagaysa,Axmed Daahir Aadan, Xisaabiyaha...

21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-dhigay Kacaankii Keli-talisnimada iyo Kawaankii Gawraca Dadka

0
21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-dhigay Kacaankii Keli-talisnimada iyo Kawaankii Gawraca Dadka W/Q Maxamed Cirro 21 October waa 50 sanno-guuro ama nus-qarni ah oo waa maalintii...

Haamaha shidaalka: Sidaan wada ogsoonahay wax la galay oo heshiis ihi ma jirin ama...

0
Aan ku bilaabo, Magagaca illaahayga weyn ee naxriista,naxariista guud iyo tan gaarka ahba.  Aan soo dhaweysto qalinka iyo dawaadda bal aan isku dayo in...

Diiwaan galinta codbixiyaashu waa guul qaran Qalinii: Umalkhayr Mohamed

0
Dhawaan sida la qorsheeyay waxa guud ahaan dalka ka bilaabmi doonta diiwaan galinta codbixiyayaasha ee lagu qaadan doon kaadh lagu codaynayo doorashooyinka soo socda...

Gacantaadda Ha Ku Dhaxal-Wariigin Dhulkaga Hooyo. Qallinkii Mahad ali Salaan.

0
Dharaartuu guumeysigu-Muska kaaga soo dhacay Dhayal kuhuma uu degin,-Dhoy-laawihiiyoow Badda weyn dhexdeedaa-Saan loogu dhiiboo Xeer la dhaabadeeyaa-Dhaxal looga reebii, Weli gaal kumuu dhalan-Dudiyeey korkaagee Hargeysaay ha dheelliyin-Ha dhantaalmin weligaa. Dadka...

Dastuurka Qaranka ayaa Qiray in Xoriyadu muwaadinku tahay xaq dastuuri ah !!

0
Canbaareyn Xadhiga Xoghayaha Arimaha gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud ali Saleebaan Ramaax. Aniga oo ka shidaal-qaadanaaya xeerarka Caalamiga ah ee Xaquuqda Aadamaha ee Qaramada Midoobay...

Waa la Gaadhay Xiligii Somaliland u Badheedhi Laheyd Turkiga

0
Madaxweyneenu dhawr jeer ayuu faq iyo fagaareba ugu sheegay dawladda Turkiga in aanay dhexdhexaad ka aheyn wadahadalka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, maadaama oo...