Hambalyo Meher: Mawliid Caabi iyo Shamis Mahamed+ SAWIRRO

0
835

HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Mawliid Caabi iyo Marwadiisa Shamis Mahamed  oo meherkoodu ka qabsoomay Magaaladda Gabiley 14/06/2016. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

Hambalyo: Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here