Muwaadin ka qaybqaado ka soo kabashada abaaraha Somaliland Oo Ku Dir Tamartaada Akoonnadan

0
922

Muwaadin ka qaybqaado ka soo kabashada abaaraha Somaliland lagu badbaadinayo kumanaan iyo kumanaan qoys oo ay ku jiraan carruur yaryar, hooyooyin taag daran, waayeel iyo dad badan oo jilicsan .

Ogow xaddi kasta oo lacageed oo aad awooddo inaad ku darsato ka soo kabashada abaaraha Somaliland waxay taageero iyo taakulayn degdeg ah u noqonaysaa qof walaalkaa ah oo laga badbaadiyo harraad iyo gaajo. Ogow qaadhaanka ugu yar oo dad badani diraan, wuxu noqonayaa gargaar weyn oo waxka tara gurmadka biya dhaanka iyo taakulaynta dadka abaaraysan ee jilicsan gobollada bariga Somaliland.

Sidoo kale waxay guddidu fariin u dirtay cid kasta oo ku yaboohday qaadhaanka inay xil gaara iska saaran oo ay ku soo bixiyaan sida ugu haboon kuna soo hagaajiyaan Akoonadan (Accounts).

Ø  BAANKA DHEXE: 880

Ø  DAHABSHIIL: HRGD60618

Ø  ZAAD: 4000101

Ø  E-DAHAB: 9444822

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here