Hargaysa: Madax Dhaqameed Tacsi Udiray Eheladii Qoyskii wiil dhalinyaro ah uu middi ku Dilay Djibouti

0
1101

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gargaar lacageed qoyska ku dhamaaday dalka Djibouti oo gabadh yari ka hadhay ayaa kulan shir jaraaid oo ay ka qayb galeen Guurti, Salaadiin Cuqaal, ganacsato,aqoonyahan, dhalinyar oo kala ah  Xildhibaan Sh Cumar Ahmed Fure Suldaan Abshir Xasan Cali Cigaal Cheif Caaqil Maxamuud Osman tuutebeene caaqil xuseen nabadoon kayd nabadoon shide cali nabadoon dayib Mukhtaar shuuro Maxamed libaax Ahmedyasin sheekh cumar, C/raxmaan muuse Xasan daacad waxay shir jaraaid u gudbiyeen tacsi qoys lagu laayay Djibouti oo wiilkoodii ku gacantiisa ku dilay shirkaas oo hadhwanaag hotel lagu qabtay waxay sidoo kale u hambalyeeyeen sida dawladu uga qayb qaadatay waxay halkaa ku yabooheen in dhamaan tolweynaha beesha akisho ee qurbaha dagan iyo kuwa dalkuba gargaar lacageed ugu deeqaan inanta dhaawaca ah ee ka hadhay qoyskaas.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here