HAB-MAAMUUSKA MADAXWEYNAYAASHA HORE EE TALADA KA DEGA IYO HAB-DHAQANKOODA QARANNIMO.

0
Dalalku waxa ay leeyihiin hab-maamuus dawli ah (Guide to Protocol) ay ku maamuusaan madaxda adduunka ee dalkooda soo booqata. Hab-maamuuskaasi waxa uu leeyahay jarranjarooyin...

Maxaa Da’da Hawlgabka looga dhigay 60 Sanadood? (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress —Inta badan nadaamyada maamul ee dunida ka jiraa waxay leeyihiin qorshe hawlgab oo ay dadka shaqaalaha ahi shaqooyinka kaga baxaan iyadoo Da'da hawlgabka...

Hambalyo Meher: Cabdicasiis Cali Caddaani Iyo Hadiya Sayid Cali Daa’uud + SAWIRRO

0
HargeisaPress —Shiine Cilmi Kaahin, Barkhad Maxamuud Kaariye, Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo), Ismaaciil Cali Axmed, Cabdirashiid Maxamed Aaden, Ibraahim Axmed Cabdi, Siciid Maxamed Askar, Maxamed...

Safarka Aakhiro Waa Hayaanka Ama Safarka Loogu Jirro Aakhiro WQ: istaahil duale

0
Bani’aadamka oo dhami waxay ku jiraan socdaal ama safar dheer, safarkaas oo ah meesha aan ku socono iyo hoygii rasmiga ahaa oo wali inoo...

HORSEEDKII NABADAYNTA W/Q. Maxammad Saleebaan Cumar

0
“Taariikhdu wa inoo misbaax, maanka caawima e, Adoo male gudaayaad yiqiin, marar ku gaadhaa!” – Xaaji Aadan Axmed “Af-qallooc”. “Nabaddu waa isku kalsooni, xasillooni iyo miyir-qab....

Waxay dileen libaax oo Isku sawireen, Maxaase Qabsaday (Xogta dahsoon)

0
Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa kooxdii dadka ahayd ee dilay libaaxa ka dibna isku sawiray bakhtigiisii, laakiin ay dhibaatada balaadhani degdega ugu soo baxday. https://youtu.be/tKXD_6Zw3mw  

Xildhibaan Mubaarig Bidhi “Waxaan Bogaadinayaa 4393 Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Qaranka ee...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee degmadda Burco, ayaa hambalyeeyay 4393 sarkaal ee ka tirsan ciidanka qaranka...

Wax Yaabahii Aan Kala Kulmey Safarkeygii Somaliland – Qaybii 1-aad Qallinkii Abdirashid Jibril

0
Safar aan dhawaan ku tagey dalka Somaliland oo aan isugu marey Gobalada Somaliland safarkaasoo aan kaga hadlayo dhinacyo badan anigoo ku qabtey video ayaan...

Danyarta Ka Ganacsatada iyo Dilaaliinta Seyladda Xoolaha Hargeysa oo Ka Cowday Suuqyo Madow oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku dhaqan caasimadda magaalada Hargeysa ayaa weli cabasho ka muujinaaya sicir-barar aad u xooggan oo...

Isticmaalka Shilinka Somaliland Waxa Uu Mahuraan U Yahay jiritaanka Qaran Ee Somaliland.

0
Isticmaalka Shilinka Somaliland Waxa Uu Mahuraan U Yahay jiritaanka Qaran Ee Somaliland Dallada SSE oo ay ka bahoobeen ururada Somaliland ee Yurub waxa ay...