Khasaaraha Naf Iyo Maalba Leh Ee Ka Imanaya Shilalka Gaadaadku Sababaan Ayaa Sii Kordhaya...

0
Waxa la wada ogsoonyahay inay khasaaraha isugu jira naf iyo maal ee maalin walba ka imanaya shilalka ay sababayaan gaadiidku ay sii kordhayaaN sannad...

Furaha Nolosha Qallinkii: Mahad Mahamed Nuux

0
Furaha noloshu Waa farxada, farxadana qofka ayaa samaysta ooy gacantiisa ku jirta,waxana kow ka ah oo ugu horeeya kalsoonida iyo qanaacada, aad ku qanacsantahay...

HAMBALYO Meherka: Sakariye Cabdilaahi Maxamed Iyo Saynab Cabdilaahi Siciid Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada...

0
HargeisaPress  — Mulkiilaha Summertime Group, Siciid Sheekh Cumar Yuusuf iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa, Maareeyaha Summertime Restaurant, Maxamed Cabdiqaadir Xasan, Cashier ka Summertime Restaurant, Cabdirashiid...

Masuul Iska Casiley Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiye ku xigeenkii hay’adda dhawrista tayada somaliland Marwo Khadra Xaaji Gaydh ayaa si rasmi ah u shaacisay inay iska casishay xilkaas...

Guuxa reer Gebilay iyo dareemada ku xeeran doorashada hoggaanka KULMIYE

0
Waxa isasoo taraya warar sheegaya in Madaxweyne Muuse Biixi ka warwareegayo ballan uu hore ugu qaaday beesha deegaanka Gebilay oo ahaa in uu ku...

Gudoomiyaha Ururka Qareenada Jsl Oo Si Adag U dhaliilay Shirweynaha Bahda Garsoorka Ee Madaxwaynuhu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo) ayaa dhaliilay shirka bahda garsoorka oo maanta madaxwaynaha Somaliland ka daaf furay huteelka Maansoor Gudoomiye...

Habar Fadhida Lagdini La Fudud…!

0
Cudurka COVID19 oo faafidiisu xawaare sare ku socda ayaan wax daawo ah lahayn, kaliya waxa lagaga hortagi karaa waa feejignaan bulsho, fayodhar wanaagsan, flightka...

Ninkii Baqdaad ka Jeexay webiyada dhiigga ah, HOLLACO KHAN (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress —Sanadkii 656 taariikhda hijriyada ayaa hollaco duulaankiisii ku soo qaaday dhulkii ay xukumaysay khaliifadii cabbaasiyiinta waxana uu qabsaday magaalada Baqdaad isagoo dilay khaliifkii...

Faallo: Maamuuska Dalka Loogu Sameeyo Qurbajoogga Waxan U Arkaa Tahriiba Oo Yaaca Oo Dalkiina...

0
Waxaa Sannad Kasta Dalka Lagu Qabtaa Xaflado Waaweyn Oo Lagu Maamusayo, Lagu Dhiirigelinayo Laguna Soo Dhoweynayo Dad U Badan Tahriibayaal Waddankooda Ka Tahriibay, Oo...

Sool: Maamulka Cusub Ee Degmadda Kalabaydh Oo Xilalka La Wareegay

0
Kalabaydh (HP): Xoghayaha fulinta ee gobolka Sool Ibraahim Jaamac Cabdi, ayaa isagoo fulinaya amarka badhasaabka gobolka Sool  ayaa maanta xilalaka u kala wareejiyay maamulkii...