HAMBALYO Meherka: Sakariye Cabdilaahi Maxamed Iyo Saynab Cabdilaahi Siciid Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada Hargeisa + SAWIRRO

0
1297

HargeisaPress  — Mulkiilaha Summertime Group, Siciid Sheekh Cumar Yuusuf iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa, Maareeyaha Summertime Restaurant, Maxamed Cabdiqaadir Xasan, Cashier ka Summertime Restaurant, Cabdirashiid Cabdilaahi Dhalac, Eng. Cabdirisaaq Ismaaciil Qalinle (Itaqile) Cabdifataax Maxamed Jaamac Axmed Ibraahim Qalinle, Maxamed Muxumed Faarax (Lafcambe) iyo dhamaan shaqaalaha iyo hawladeenada Summertime Restaurant iyo Summertime Green Plaza waxay hambalyo kal iyo lab ah u dirayaan Meherka Boqorka iyo Boqorada..

………………………………………………………

sakariye 3

Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Boqorka iyo boqorada

                                        Sakariye Cabdilaahi Maxamed

                                                            iyo

                                         Saynab Cabdilaahi Siciid

 

Oo Sabtidii, 02 January 2016, Meherkoodu ku qabsoomay Hallka Casriga ah ee Summertime Green Plaza, waxaanay leeyihiin, Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu Farax, aqalgalkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, noqdana kuwii isku waara, awlaad khayr qabtana kala hela.

AAMIIN……AAAMIIN…..AAAMIIN

sakariye 2

saka

sak 7

sakariye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here