Boqor Buur-madow Oo Dhaliilo U Jeediyay Guddoomiyeyaasha Labadda Xisbi Mucaarad

0
1322

Hargaysa (HP): Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow, ayaa sheegay in aanay beeshoodu aqbalaynin in la bedelo xubinta ka tirsan komishanka doorashooyinka oo xisbiga Waddani uu diidan yahay.

Waxaanu tilmaamay in hogaamiyeyaasha labadda xisbi mucaarid ee UCID iyo Waddani qaabka ay u soo xuleen labadda xubnood ee ay komishanka doorashooyinka ku leeyihiin ay ka soo xuleen beelahoodda.

Boqor Buur-madow, oo u waramay Bulsho TV waxa kaloo uu hadlay arrimo la xidhiidha muranka uu xisbiga Waddani ka keenay xubnaha cusub ee komishanka doorashooyinka.

Halkan Ka Daawo Waraysiga Buur-Madow:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here