Boqolaal qof oo duufaanta Mathews ku dishay Haiti + SAWIRRO

0
911

HargeisaPress —Duufaanta Mathews ayaa ku dishay boqolaal qof dalka Haiti ee Latin Amerika.Ugu yaraan 8 boqol oo qof ayaa duufaantaasi ba’an ka takhalustay dalka Haiti.

 

Si kastaba ha ahaatee Qaramada Midboobay iyo hayado kale oo samafal ayaa sheegay in khasaaraha dhabta ah oo ay kujidho tirada dhimashada ee dhabta ah uu kala caddaan doono maalmaha soo socda ayadoo tirada dhimashadu intaa aad uga badan kareyso.

4000

Hayado gargaar ayaa raashin iyo alaabo gaarsiiyay dadka tabaaleysan ee musiibadaasi ku habsatay.Korontada ayaa qeybo badan oo dalkaas ah ka maqan kadib markii duufaantu burburisay xargaha korontada iyo baalleyaasha.

4928

Duufaanta ayaa iminka u tillaabtay Mareykanka gaar ahaan gobolada Florida iyo South Carolina. Dad malaayiin gaadhaya oo ku nool goboladaa iyo kuwo kale oo ku dhow ayaa la daad gureeyay si loo badbaadiyo.

Haiti

3500

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here