“Baanka dhexe ee Somaliland masuuliyad weyn ayuu ummadda u hayaa…”

0
204

Hargaysa (HP): Guddoomiyaha Baanka dhexe ee JSL ayaa sheegay in baanku uu shaqo aad u muhiim ah u hayo bulshadda.

Waxaanu tilmaamay in baanka dhexe uu yahay hal-bawlaha maaliyadeed wadanka, isla markaana masuuliyad weyn u hayo ummadda iyo haayadaha maaliaydeed ee dalka.

Guddoomiyaha baanka dhexe ee JSL Cali C/laahi Daahir, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu maanta ka jeediyay munaasibad uu xilalka ugu kala wareejinayay agaasimaha cusub ee baanka dhexe loo soo magacaabay iyo agaasimihii hore.

DAAWO: Hadalka Guddoomiyaha Baanka Dhexe:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here