Ardaydii Dhamaysatay Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Laascaanood Lagu Soo Dhaweeyay

0
1276

Laascaanood (Hargeisa Press.com): Ardaydii dhamaysatay barnaamijka shaqo qaran ee ka socday gobolka Sool ayaa maanta gaadhay magaaladda Laascaanood, kuwaasoo qayb ka ahaa dufcadii uu todobaadkii hore madaxweynaha Somaliland tababarka u soo xidhay.

Waxaana ardaydaasi soo dhaweeyay badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud  Jiidhe, oo ay wehelinayeen maayarka Laascaanood C/casiis Taarwale iyo taliyaha qaybta booliska Sool iyo xubno ka mida golaha degaanka Laascaanood.

Halkan Hoose Ka daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here