Aqoon Yahan Maxamuud Xidig Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Codbixiyaha

0
492

Hargaysa (HP): Aqoonyahan Maxamuud Axmed Cabdi (Xiddig), ayaa dadweynaha gobolka Maroodijeex ugu baaqay in ay is diiwaan geliyaan.

Prof. Xidig, oo maanta warbaahinta Hargaysa kula hadlay ayaa bulshadda ku adkeeyay in ay ka faa’iidaystaan maalmaha kooban ee ay diiwaan gelintu socoto.

DAAWO: Aqoon yahan Xidig oo bulshadda fariintaa u diraya

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here