Akhriso: War Ay Soo Saareen Guddiga Diiwaan-galinta Ururrada Siyaasadda JSL

0
1205

Hargeisa (HP): Guddida diiwaan-galinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka JSL ayaa maanta ku dhawaaqay in ay ku eeg tahay muddadii liisanka saddexda xisbi Qaran.

War-saxaafadeed ay maanta soo saareen ayay guddigu ku cadeeyeen in wixii maanta ka danbeeya aanay jirin wax xisbiyo qaran ah.
Maadaama oo mudadii 10-ka sanadood ahayd ee ay xisbiyadu sharciyadda u haysteen ay dhamaatay.

War-saxaafadeedkaasina waxa uu u dhignaa sidan:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here