Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horuminta Biyaha Oo Kormeer Ku Soo Maray Mashruuca Biyo Gelinta Tog Wajaale

0
852

Wajaale, (HargeisaPress) – Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horuminta Biyaha Oo Kormeer Ku Soo Maray Mashruuca Biyo Gelinta degmadda Tog Wajaale ee Gobolka Gabiley.

Mashruuca biyo galinta Togwajaale ayaa socday muddo dhawr sanno ah, balse hadda waxaa naga go’an in aannu muddo ku soo afmeerno oo dadka Wajaale helaan biyo nadiif ah oo ku filan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here