Abwaan Axmed Saleebaan Bide oo Sheegay In Dhul Uu Leeyay La Doonayo In Laga Iibiyo Imaaraadka

0
1860
OWN

Hargeisa (Hargeisa Press)- Abwaan Axmed Saleebaan Bide oo ka mid ah Abwaanada Soomaalida ayaa waxaa uu sheegay in Dhul uu leeyahay la doonayo in laga iibiyo dawlada Imaaraadka Carabta.

Abwaanka ayaa waxaa kale oo uu sheegay in dad ku haysta dhulkaasi ay ay doonayaan in Imaaraadka Carabta ay ka iibiyaan.

Abwaan Axmed Saleebaan Bide ayaa wuxuu sheegay Abwaanku in Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ay ka war hayso iibka dhulkaasi uu leeyahay ee dadka ku haystaa doonayaan inay ka iibiyaan dawladda Imaaraadka Carabta.

Hoos ka daawo muuqaalka

Hargeisa Press Desk /Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here