Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Mowqifkeeda Ku Wajahan Go’aamadii Laga Soo Saaray Khilaafkii U...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay marxaladda siyaasadeed ee ka taagan mandaqadda Geeska Afrika, mawqifkeeda ku waajahan go’aamadii laga soo saaray...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Geerida General Maxamed Nuur Galaal

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in uu ka xunyahay dhibatada ay ku jiraan dadka Soomaaliya islamarkaana ay Somaliland...
Ciidamada xeebaha ee Somaliland

Ciidamada Xeebaha Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Markab Kaluumaysi oo Laga Leeyahay Jabuuti

0
Saylac (Hargeisa Press) — Ciidamada xeebaha ee Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Markab kaluumaysi oo laga leeyahay dalka Djabouti, kaasi oo ay sheegen in...
Muuse Cabdi Axmed

Sarkaal U Shaqaynayey Hay’adda NRC Xafiiskeeda Somaliland oo Ku Geeriyooday Weerarkii Hutelka Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Muuse Cabdi Axmed oo ahaa Sarkaalka Hay’adda NRC Xafiiskeeda Somaliland u shaqaynayey ayaa ku geeriyooday weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday...

Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Geerida General Galaal, Farriina U Diray Shacabka Soomaaliya

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Xisbiga Muraadka Somaliland ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay qaraxii iyo weerarkii shalay kooxda Al-shabaab ku...

Guddoomiyaha ONLF: Dowladdu Si Joogto Ah Ayay Weerar Noogu Haysaa

0
Jigjiga (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi Maadey ayaa ku eedeeyay xukuumadda Dawladda Deegaanka Soomaalida inay ku hayso weerar toos ah...

Xukuumadda oo Iska Difaacday Eedo Xisbiga Waddani U Jeediyey

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasiirka wasaaradda horumrinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa ka hadlay talaabooyinkii ay soo saareen guddidii heer qaran ee xakameynta...

Heshiis Laga Gaadhay Arday Danyar Ah oo Deeq Waxbarsho Heshay oo Jaamacada Hargeysa Cadhisay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasaaradda Waxbrashada iyo Sayniska Somaliland iyo guddida boodhka sare ee Jaamacadda Hargeysa ayaa isfaham ka gaadhay deeqdii Waxbarasho ee ardaydii...

Hotel Ku Yaalla Muqdisho oo Qarax Lala Beegsaday iyo Dabley Gashay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Qarax xooggan ayaa ka dhacay hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho, oo ku yaalla waddo aada garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Warar...

Wefti Ka Socda Dowladda Ruushka oo Somaliland Soo Gaadhay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wefti ka socda Dowladda Ruushka, ayaa maanta soo gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Weftigan ayaa waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Xafiiska iskaashiga Dhaqaalaha...