Habacsanaanta Soo Dhowayntii Madaxwayne Ee Burco Madaxwayne Naga Bedel Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmadaba

0
Waxa wax lala yaabo ah runtii ka war qab la’aanta imaanshaha madaxwaynaha Somaliland ee gobolka togdheer taas oo ay ka masuul yihiin masuuliyiinta gobolka...

Isbedelka Siyaasada Ee Geeska Afrika iyo Isku Eekaanshaha Taariikhda

0
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxa uu noqday oo uu Madaxwaynihii dawlada kumeelgaadhka ahayd ee Somalia mudane Sheekh Shariif u magacaabay Raisal wasaare...

DHAMBAAL TACSI AH OO OO UU DIRAAYO MUSTASHAAR AXMED CARWO, GEERIDA MARXUUM AMBASADOOR CABDILLAAHI...

0
L-taliayaha Madaxweynaha JSL Mustashar Axmed Carwo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka xaaskiisa Amal Cumar Carte iyo ka reer Cabdi Carwos waxa uu tacsi...

HAMBALYO: Cabdilahi Cabdi iyo Salma Cabdiraxman oo Maanta Meherkoodu ka dhacday Hargeysa + SAWIRRO

0
HARGEISA —Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress, Khadar Cabdi Muuse, Hamse Jirde, Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed...

FARRIIN KU SOCOTA XISBIYADA QARANKA Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan

0
Maalmahan waxa xoogaystay dagaalka afka ah ee ay xisbiyadu isku qaadayaan iyo borobagaandhada siyaasiga ah ee la isku marinayo warbaahintaee la socota xummadda doorashada....

Geeluna tawaawaca kolka biyaha loo tubo ways tibaax yaqaanaa Qallinkii: Ahmedyasin Sh Cumar Ahmed...

0
Bulshadeena bari ilaa galbeed (Saylac ilaa Lascaanod) yar iyo wayn hadafka  nololeed ee horumarka aqoonta iyo isku filnaanshiyaha shakhsiga ah ee maal iyo caqliba...

“WASIR INA XASHI “BICIIDE MA GEYO HOGGAANKA XISBIGA kulmiye”

0
Wasiirka Madaxtooyada JSL Maxamuud Xaashi waxa afkiisa laga hayaa oon qarsoodi ahayn inuu yidhi;Biciide ma geyo kursi madaxweyne,aniguse hanbaan leeyahay  kana hadhimaayo ilaa, aan...

Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress Waxay Tacsid tiirnyo Leh u dirayaan Mahamed Herzi Carwo Guray...

0
HargeisaPress  — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag....

PRESS RELEASE: New interim uk home office measures introduced to facilitate travel for Somaliland...

0
Hargaysa(hargeisapress) PRESS RELEASE: New interim uk home office measures introduced to facilitate travel for #Somaliland passport holders who possess U.K. biometric residence cards or permits. What this...

Maayarka Caasimadu Dhalinyaradii Cabashada Ula Taggey ee Garoonka Dhurqaanta Ayuu Dib Ugu Jiheeyay Ganacsade...

0
Dhalinyaradan ayaa muddo dheer waxay si kulmeel-gaadh ah ugu ciyaarayeen dhul uu leeyahay ganacsade baxsane,oo ku yaala xaafadaasi imika loo yaqaan garoonka baxsane. Ganacsadaha ayaa...