HAMBALYO: Cabdilahi Cabdi iyo Salma Cabdiraxman oo Maanta Meherkoodu ka dhacday Hargeysa + SAWIRRO

0
1164

HARGEISA —Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress, Khadar Cabdi Muuse, Hamse Jirde, Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka, Cabdilahi Cabdi iyo Salma Cabdiraxman oo Maanta Meherkoodu ka dhacey Hotelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRO

 

LEAVE A REPLY