Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Jiri Doonin Suxufi Danbe Oo La Xidho

0
1208

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay sheegtay in aanay jiri doonin suxufi dambe oo la xidho hase ahaatee wariyihii danbi gala sifo kale oo sharciga waafaqsan loo mari doono.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Maxamed Muuse Abees ayaana sidaasi ka sheegay kulan maanta lagu qabtay Hargeysa oo lagaga hadlaayay sidii looga hortagi lahaa tacaddiyada ka dhanka ah wariyeyaasha.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here