Xukuumadda Somaliland oo Qaaday Xayiraadii uu keenay Xannuunka Covid19

0
789

Hargaysa,(HargeisaPress)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Ahna Guddoomiyaha Gudida Heer Qaran Ee Covid-19 Mudane Cabdiraxmaan Cabdlaahi Ismaaciil (Saylici) Ayaa Ku Dhawaaqay in Dhamaadka Bishan Juun In Gabi Ahaanba Xayiraada Laga Qaadayo Dhamaan Goobihii Loo Xayiray Xannuunka Safmarka ah Covid-19 Awgii.

Madaxweyne ku xigeenka JSL isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida heerka qaran ee Coronavirus ayaa Bulsho weynta Somaliland ku guubaabiyey inay taxadar dheeraad ah yeeshaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here