Drs. Edna Aadan Oo Qalab Caafimaad Gaadhsiisay Gobolka Hawd

0
524

Baligubadle (HP): Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa qalab caafimaad oo kala duwan gaadhsiisay  xarunta hooyadda iyo dhalaanka ee  Xaaji Haybe oo ka tirsan deegaanka Ina Cunaaye ee gobolka Hawd.

Qalabkan caafimaad ayaa isugu jira qaybaha kala duwan ee lagu daaweeyo hooyadda iyo dhalaanka ayay bulshadda deegaankaasi baahi weyn u qabeen.

Daawo: Warkaasi:

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here