Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Laba Nin Oo Kasoo Jeeda Qoomiyadda Oromada Oo Lagu Dilay Gobolka Gabiley Fariina U Direy Shacabka Somaliland Iyo Ciidamada Booliska

0
1230

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland iyo wasiiru dawlaha wasaaradda Arimaha dibada Somaliland ayaa ka hadlay dil xalay ka dhacay gobolka Gabiley oo lagu dilay laba nin oo kasoo jeeda qoomiyadda Oromada midkalen lagu dhaawacay,waxaana ay fariin u direen bulshada Somaliland .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here