Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Xadhigii Lagula Kacay Masuuliyiintii UCID Ee Gobolka Gabiley Dhaliilona Usoo Jeediyey Maayarka Iyo Badhasaabta Gabiley

0
1190

Hargeysa (HargeisaPress) —Xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa ka hadlay xadhigii lagula kacay masuuliyiintii xisbiga UCID ee gobolka Gabiley oo dib u helay xoriyadoodii,waxaana uu dhaliilo usoo jeediyey maayarka iyo badhasaabka Gabiley oo uu ku eedeeyey inay ka danbeeyeen xadhiga masuuliyiintaasi.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here