Xildhibaan Bidhi Oo Ka Waramay Doorka U Ka Qaatay Kooxda Matalaysa Somaliland Ee Ka Qayb Galaysa Tartanka Dalalka Aan La Aqoonsanayn Oo Ka Furmaya Dalka Abkhazia

0
846

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka tirsan Golaha deegaanka degmadda Burco ee Gobolka Togdheer ayaa ka hadlay doorka uu ka qadtay kooxda Somaliland kasocota ee ka qayb galaysa Koobka Kubadda Cagta ee loo qabto dalalka aan la aqoonsan oo maanta ka furmayaa Dalka Abkhazia ee isagu Marti galiyay Ciyaarahaasi.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here