Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Somaliland oo Amar Culus Dul Dhigay Qaar Ka Mid Ah Shirkadaha Korontada

0
1917

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland Md. jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal ayaa waxaa uu amar culus uu dul dhigay qaar ka mid ah Shirkadaha Korontada ee gobolada dalka.

Sida lagu sheegay War-saxaafadeed uu soo saaray wasiirka wasaarada Tamarta iyo Macdanta Somaliland.

Hoos ka akhriso warqada amarka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here