Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Golaha Wakiilada Ka Horjeediyay Warbixin Ku Saabsan Miisaaniyadda 2019

0
729

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo maanta hor tagay Xildhibaanada golaha Wakiilada ayaa waxaa uu war bixin ka siiyay miisaan-yad sanadeedka 2019.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here