Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Oo Ka Hadlay Halka Ay Ku Danbaysay Doon Berbera Ka Shiraaqatay Oo Muddooyinkii U Danbeeyey La La’aa

0
903

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland ayaa ka hadlay doon nooca kallumaysiga ah oo ka shiraaqatay dekeda Berbera oo iyada iyo afar nin oo saarnaa maalmihii  u danbeeyey la la’aa meel ay jaan iyo cidhib dhigeen,waxaana uu sidoo kale ka jawaabay warar ay warbaahinta qaar dhawaan ka qoreen wasiirka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here