Wasiirka Gaashaan Dhiga Oo Ka Warbixiyay Hawlaha Miino-saarka Dalka

0
500

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda gaashaan dhiga Somaliland ayaa sheegay in ay hawl weyn geliyeen qorshaha lagu sifaynayo miino-saarka oo dalka ka socota.

Waxaanu tilmaamay in waaxda miino-saarka oo dhawaan la hoos keenay wasaaradda in ay ku dedaashay sidii dalkoo dhan uga saari lahaayeen walxaha qarxa mudadda 28-ka sanadood ah ee Somaliland jirtay.

Wasiirka oo maanta soo kormeeray waaxda miino-saarka iyo goobo ay ka wadeen hawsha sifaynta miinadda waxaa halkaas faahfaahin ku siiyay agaasimaha waaxda miino-saarka iyo hawl wadeeno kale.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here