Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Shaaciyay Curashada Bisha Ramadaan

0
188

Hargeysa,(HargeisaPress)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland iyo gudida la socodka curashada bisha ramadaan ayaa si rasmi ah caawa ushaaciyay in bisha ramadaan islamarkaana maalinta bari ah la soomi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here