Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Ka Hadashay Ayax Dhirtii Ku Habsaday

0
386

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa ka hadashay saamaynta xun ee uu dhirtii ku keenay Ayax aad u fara badan oo ku habsaday deegaamadda gobolka Maroodijeex.

Shurki Xaaji Ismaaciil Baandare, oo maanta warbaahinta la hadashay waxay sheegtay in Ayaxani uu saamayn xun keenay dhirtii oo uu Caleentii ka dhameeyay.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here