Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Marakacay In Aan Golaha La Hor Gayn Heshiiska Rasmiga Ah Ee Saldhiga Milateri Ee Berbera Laga Bixiyey Kana Hadlay Mudaharaadkii Ka Dhacay London

0
1149

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa cod dheer ku sheegay in aan labada gole qaran la hor gayn heshiiska rasmiga ah ee saldhiga Milateri ee laga bixiyey magaalada Berbera.

Sidoo kalena wasiir Sacad waxa uu ka dhawaajiyey in muwaadiniinku ay xaq u leeyihiin in ay sameeyaan mudaharaad salmi ah balse ay sharciga usoo maraan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here