Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Sharraxay Safar Uu Ku Joogo Magaalada Nairobi Iyo Nuxurka Kulamo Uu La Qaatay Safiiro Ka Tirsan Beesha Caalamka

0
976

Nairobi,(HargeisaPress) β€” Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali ayaa faah-faahin ka bixiyey ujeedada safar uu ku joogo magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyo nuxurka kulamo uu la qaatay safiiro kala duwan oo ka tirsan beesha Caalamka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here