Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliya Ku Yeelan Karo Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya

0
1233

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay go’aanka la sheegay in Beesha Caalamku ka qaatay dib u dhaca ku yimi doorashada madaxtooyada Somaliland,sidoo kalena waxa uu ka hadlay saamaynta uu madaxwaynaha cusub ee Somaliland Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ku yeelan karo wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here